Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Walaalidiin Caruur u Xiran Ciidamada Uganda oo Dalbaday in loo sii Daayo Caruutooda
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:20
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 03 2008
Walaalidiin Caruur u Xiran Ciidamada Uganda oo Dalbaday in loo sii Daayo Caruutooda
Written by Ali Moallim   
Sunday, 03 August 2008

WalidMuqdisho,(insidesomaliya.org)-Qaar ka mid ah waalidiinta Caruur labo maalin ay Ciidamada Uganda iyo kuwa Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ay u xir xireen qarax Jimcihii ka dhacay agagaarka Garoonka Diyaaradaha ayaa waxaa ay ka dalbadeen in loo sii daayo Caruutooda.

 

Farxaan Max’ed Mooge oo ah aabaha dhalay labo caruur oo uu sheegay in ay jiraan 16-13 Sano jir, kuwaasi oo uu sheegay in ay wateen Ciidamad AMISOM iyo kuwa Dowladda ayaa waxaana uu ka codsaday in ay caruutiisa ku soo daayaan sida ugu dhaqsiyaha badan,wuxuuna shegey in aysan wax danbi ah leheeyn Caruurtiisa.

 

Aabahaasi ayaa waxaa uu sheegay in uusan ka war heyn halka lala aaday iyo goobta lagu xiray caruutisa.

 

Doraad galinkii hore ayeey aheeyd markii qarax miino oo qasaare u geeystay Ciidamada AMISOM lala beegsdey, kaasi oo lagula eegtay wadada isku xirta isgooyska KM4 iyo Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde International Iar Port ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku qabqabteen dad aad u fara badan waxaana qaraxaasi sheegtay in ay ka danbeeyeen Xoogaga Al Shabaab.

 

 

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >